Milateriga Sudan oo xirxiray xubno ka tirsan Qoyska Cumar Xasan Al-Bashiir

Militariga la wareegay talada dalka Sudan ayaa sheegay inay xabsiga u taxaabeen labo qof oo la dhashay madaxweynihii xukunka laga tuuray  Cumar Al Bashiir. Afhayeen u hadlay militariga Sudan ayaa sheegay in xiridda walaalaha Al-Bashiir ay ka qeyb tahay ololaha xididada loogu siibayo maamulkii hore. Waxaa uu sheegay in la xir-xirayo maleeshiyaadkii taabacsanaa maamulkii hore. … Continue reading Milateriga Sudan oo xirxiray xubno ka tirsan Qoyska Cumar Xasan Al-Bashiir